Wararka/News

Maxaa ka cusub #Dowlad Gobaleedka #Somaliland? Maxaa kaligiistalisnimo loogu doortay in xitaa ay fanaaniinta la caburiyo si ay runta shacabka ugu soo bandhigin,
Hees Yurub Geenyo Khadro Silimo iyo Oday ku garaaceen Muse Biixi iyo Dhiigshiil

WADDANI OO KASHIFAY SABABTA LOO XIDHAY UGAAS KA AYUUB, YAA RUNTA KA QARIN KARA SHACABKA?

https://www.youtube.com/watch?v=ZDG7RFvvX5M&fbclid=IwAR3G2qDHJ3A17y8_GlT-cgaDlVE1JVrb8nlYZT8SoIZke8ssA7Q8dlz9dbk

Yaa albaabada kaa soo xiray? Inan Yar!

Odaygii #Xisbiga #UCID xoogga ku haysta ee Farxaan iyo rag badan oo ka sharaf badan ay xisbiga UCID uga carareen ayaa maanta waxuu isku dayayaa inuu Shacabka Somaliland khaldo asagoo si toos ah jaajuus ugu ah ragga Villa Somalia sharci-darrada ku haysta ee aan dadweynaha Soomaaliyeed si qof iyo cod ku soo dooran.

https://www.youtube.com/watch?v=V9NJkemvpfA

Aaway Ictiraafkii #Somaliland Itoobiya ayaa dhabarka ka jebisey? Yaa xaafad qabiil aqoonsanaaya? Mida kale haddii ay Ummadda Soomaaliyeed mid weeye ku tiri beesha caalamka maxaa kaa khaldan? Sida la og yahay Ummadda Soomaaliyeed way is-dileen haddana qolo walba waxay samaystay calan been abuur iyo bug ah taasoo ay Somaluiland bilaawday haddana waxaa jira 7 Dowlad Gobaleed ee waxaad sugtaa inta raggan Ummadda Somaliland jahwareeriyey ayagoo jeebaysan lagu soo wareejin doono Dowladda Soomaaliya?

Ka nax ama jecloow waad arki doontaa!

https://www.youtube.com/watch?v=ChSeA6weuz4

 

Suldan Une exposed top #secret about who is organizing inter-clan fighting in #Somaliland Semi-autonomous complaining about the current failing leadership of #Somaliland led by ex-SNM #Faction leader who #changed the independence day of May 18, 2018

SULDAAN CUNE OO KARBAASHAY DAWLADA KULMIYE IYO BEESHA BARIGA BURCO ASAGOO KU DHAARTAY IN LOO JAWAABI DOONO HADDII AY KA WAANTOOWI WAAYAAN KHALADAADKA JOOGTADA AH EE LAGU JAYO BEESHIISA.

DEG DEG Suldaan caan ah oo habaaray hogaamiyasha dagaalka Tukaraq asigoo si toos ah u habaray..

https://www.youtube.com/watch?v=OzMjGyGej6U

Press Release
Hargeisa on November 21, 2017 Meet #Somaliland officially and democratically elected #President H.E. Abdirahman Irro briefing in the press conference the truth and his win as the officially elected President of the #Somaliland #State.
Truly, he is people’s president of the Somaliland State, and if the #Somaliland Electoral Commission do not declare him as he is the true and official winners of the Somaliland State then our path to free and fair election will die.
The Somaliland people have clearly spoken and elected the Chairman of the #Waddani Party as the newly elected President of the Somaliland State.
https://www.youtube.com/watch?v=XDyYiFZQQhM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *